Qeexid

"(f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin."

Qeexid Kale

(f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.

Qeexid Xigta

(f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buri oo kali ah:
  • Qawsaarad dumariyo oday quusisaan ahay, ninkii aan qaniinana sidii gaws qadhiidh galay qarmacdaan burburiyaa.
  • Axmed oo qeybgalaya shir madaxeedka Midowag Afrika ee ka socda Dalka Itoobiya ayaa kulamo gaar ah waxaa uu la yeeshay qaar ka tirsan Madaxweynayaasha Afrikaanka sida dhisiisa Burindi.