Qeexid

"ld bire."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bure oo kali ah:
  • Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya qaraxaasi waxa uu khasaare weyn u geystay dhismayaasha iyo deegaanada ku dhaw halka uu ka dhacay qaraxu, iyada oo ay dhawr guri burbureen, lana sheegay in dad badani ku dhex xanibanyihiin burburka guryaha dumay.
  • Dhinaca kale wasiirka ayaa lagu eedeeyay in maamulkan uu gabi ahaanba ka koobanyahay maamulkii Dooxada Jubba ee burburey marka laga reebo xubnaha qaadacey ka qayb galka maamulkan.