Qeexid

"Qasiiddo nabi ammaan ah oo uu tirshey Maxamed Buusiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burde oo kali ah:
  • Buula-Burde: Askari AMISOM ka Tirsan oo Qarax ku Dhintay Askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta lagu dilay qarax ka dhacay duleedka bari ee degmada Buulo-Burde ee bartamaha Soomaaliya.
  • Ma jirto faah faahin rasmi ah oo ku aadan dagaalka, waxaana mar ay AllPuntland xiriir la sameysay Degmada Buulo-burde usuura geli weysay qadka taleefanka oo aad u xumaa.