Qeexid

"Burcad ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burcadnimo oo kali ah:
  • Burcad la keenay Saldhiga Beledweyne 2 ruux oo howlo burcadnimo ah lagu soo qabtay ayaa maanta lagu soo xiray Saldhiga Booliska ee Magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
  • Waxa uu sidoo kale ballan qaaday inuu wax weyn ka qaban doono amaanka Muqdisho uuna la dagaalami doono burcadda, isaga oo intaa raaciyay in booliska magaalada ay xiri doonaan qof kasta oo lagu tuhmo argagixisanimo ama burcadnimo.