Qeexid

"Subagga caanaha la lulay laga soo saaro inta aan weli la shiilin. ld bocor1 (1). burcad2 m.dh.u Koox tuugo ah, hubeysan oo dadka laaya, dhacana."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burcad oo kali ah:
  • Markii aan burcadkii isku dhamuuqay, timahana fidhinka ku falkiyay, Shaarubtana miiqay, dhexdana caynka ku giijay, ayuun baan quruxdii Ina Talaabe Dheere yeeshay (Ina Tallabo Dheere wuxuu ahaa nin qurux badan oo habluhu jeclaayeen).
  • Haddaba si loo cadeeyo in burcad-badeeddu ballo baalaha ku wado waxaa iftiimin noogu filan qodobada aan kor ku xusnay.