Qeexid

"Caano in yar la lulay oo aan firfir yeelan."

Qeexid Xigta

ld burburin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga burburis oo kali ah:
  • Waa inaad madaxiinna kor u qaadaan, cid kastana la kaashataan oo ay xitaa ku jiraan dawladaha waaweyn ee siyaasaadkoodii dib u eegaya sidii ay u noqon lahaayeen awood nabadgalyo oo aysan u noqon lahayn awood wax garaacda oo burburisa oo qura.
  • Wargeysyada ka soo baxa Talyaaniga, ayaa si ba’an u qaadaa dhigay mashaqada ku dhacday Kooxda ACMilan, kuwaas oo qaar Wargeysyada ka mid ahi ay ku tilmaameen in ciyaartoyda burburisay kooxaha, qaarkood ay yihiin kuwo ay kooxaha Talyaanigu dayriyeen.