Qeexid
U b.: cid wax siyaada ah siin.
[-deeyay, -deysay]
f.mg2U b.: cid wax siyaada ah siin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld buraddeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg buraddee. ld buraddeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld buruud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: ld buree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld buro2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: Nafley bur la dhicid. ld buraree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax budo ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld buro1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: haddee fk. Sidaas darteed; haddaba.
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax caddaan ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Qeexid Kale: Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Wax buraash ku nadiifin ama ku riinjiyeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-shiyo, m.dh) ld burush. Qalab qori ah oo sayn, riir iwm dhan ku leh oo wax lagu nadiifyo ama lagu riinjiyeeyo.
Qeexid Xigta: ld buraashid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto.
Qeexid Xigta: Taag ciid.
Qeexid Kale: Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Weyso gadmid.
Qeexid Xigta: Dheri dhooba ah kala jabid.
Qeexid Kale: Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid Xigta: Nooc maansada ka mid ah oo ay haweenku tiriyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Buraambur tirin.
Qeexid Xigta: Buraambur ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bureyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld bureyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]