Qeexid

"Budo cad oo rootiga, malawaxa iwm laga samaysto."

Qeexid Kale

Cad yar (ciid, soor, sonkor iwm). 4. Hal geed oo caws ah oo bahalladda yaryar galaan. 5. Abur; xoor.

Qeexid Xigta

Taag ciid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bur oo kali ah:
  • S: Adigu waxaad ka mid ahayd mas’uuliyiintii magaalada Burco joogtay, marka ma arrintii oo aan dhamman ayaad ka timi, mise iyadoo wax dhiman yihiin ayaad ka timid?
  • Sakaal u hadlay shirkada Markabkan iska leh oo lagu magacaabo Mikail Voitenko ayaa saxafiyiin u sheegay in burcadbadeeda la siiyay lacago madaxfurasho ah, ayna rajeynayaan inuu markabku ka dhaqaaqo xeebaha Somalia maanta.