Qeexid

"Meesha ay biyaha ka soo burqadaan."

Qeexid Kale

Hogaha shaxda midka dhexda ku beegan.

Qeexid Xigta

Ceel biyo badan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buq oo kali ah:
  • Balse tallaabadani may soo afjarin caabuqii iyo utuntii laga dhaxlay taliskii macangaga ahaa iyo halgankii qadhaadhaa ee lala galay.
  • Buq aqable Buq aqable Waa Degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Hiiraan, waxeey 90-km dhanka koonfureed ka jirtaa xarunta goblka Hiiraan ee Beledweyne, dhanka waqooyi galbeedna waxeey 40-km u jirtaa Degmada Buuloburde.