Qeexid

"Midab kan cirka ama badda oo kale ah."

Qeexid Xigta

Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buluug oo kali ah:
  • Dirays buluuglay, waxay abaalkii weerareeda heshay markii Vieri madaxa ku dhaliyay kubbad uu koone ka soo rogay Francesco Totti, goolkaasina wuxuu noqday kii sagaalaad ee Vieri u dhaliyay Talyaaniga.
  • Orodyahanka dalka Ingiriiska Maxamed Faarax oo loo yaqaan "Mo Farah" oo asaguna ka hadlay kulankan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu matalo dalka Ingiriiska balse uu uga farxad badnaan lahaa isaga oo gashan funaanadda buluuga ah.