Qeexid
(-llo, m.dh) ld bulu.
(-llo, m.dh) ld bulu.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato. buldi1 m.l (-iyo, m.dh) Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midab kan cirka ama badda oo kale ah.
Qeexid Xigta: Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Buluqbuluqleynta.
Qeexid Xigta: B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Qeexid Xigta: Aqal shimbir.
Qeexid Kale: Dhullax, kasoobax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Shimbir-malab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay.
Qeexid Xigta: Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.
Qeexid Kale: Wax la tumay oo budo laga dhigay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday.
Qeexid Xigta: ld fululid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qodaxda geedka sarmaanta marka ay qallasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Gardarro cid ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]