Qeexid

"/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bulu oo kali ah:
  • Waxaana lagu soo waramay in ciidamada Israa’iil ay guryo ka bur-buriyeen magaalooyinka Naabulus, Baytul-Furiik iyo goobo kale oo ka tirsan daanta galbeed ee wabiga Urdun.
  • Lama dafiri karo inuu yahay mid ka mid ah furaha ciyaartoygayaga, nasiib xumo ma soo celin kartid waqti tegay,” ayuu Zidane wuxuu ku adkaysanayaa in kooxdiisa dirayska buluuga ah lihi ay kalsooni buuxda ka qabto qaadashada koobka adduunka.