Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dad meel ku wada nool oo isku dan ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bulsho oo kali ah:
  • Waxaa la wadaagey fan, maanso, majaajillo, wacdi, doodo iyo wax kasta oo xoojiya dareenka bulsho mideeya.
  • Anigu ka hadli maayo oo in iiga aqoon roon ayaa fadhida, laakiin ururo bulsho waxaan u aqaanaa kuwo dadku samaysto oo iyagu dhaqaaleeyaan, maamulaan, jiheeyaan oo ilaashadaan.