Qeexid
Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.
Qof dhaqan iyo anshax wanaagsan kula dhaqma bulshada uu la noolyahay.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg bulshee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: (f.g) Qof bulshey ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bulshey ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Dad meel ku wada nool oo isku dan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bulshey ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Shimbir-malab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed weyn oo weligii cagaaran, dhala miro la cuno oo buuralayda ka baxa.
Qeexid Xigta: Wax; shay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]