Qeexid

"Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, ragga iyo haweenku wada ciyaaraan, leh jiib, jaan, buun, durbaan iyo biro la isku garaaco."

Qeexid Xigta

B. ah: midab fardood dambarka u eg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bullo oo kali ah:
  • Waxaana ka sheekeeyay dad badan oo kala duwan oo ay ka mid yihiin, Axmed Saleebaan Bidde, Fannaanka caanka ah ee Rashiid Bullo, Ismaaciil Sh.
  • Waxaan xidhnaadaba Bullo oo ahayd xaaskayga ayaa iga furtay meeshii laygu xidhay.