Qeexid

"Faras midabka dambarka leh."

Qeexid Xigta

Nooc ka mid ah jaadadka gorgorka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bullaale oo kali ah:
  • Maxamed Ismaaciil Bullaale, waxa kale oo uu xisbiyada mucaaradka ah ugu baaqay in ay joojiyaan eedaynaha faraha badan ee ay u jeediyaan xisbiga xukuumiga ah ee UDUB, isla markaana ay la yimaaddaan masrax siyaasadeed hufan oo aan turxaan lahayn.
  • Maxamed Ismaaciil Bullaale mid-mid dardaaran hoose u siinayey xildhibaannada taageersanaa ansixinta labada xubnooda ka hor intii aannu furmin fadhigu.