Qeexid

"(-layaal, m.dh) Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bule oo kali ah:
  • Sheekh Xasan wuxuu ku tilmaamay go'aanka dowlada mid lagu doonayo in lagu hagardaameeyo howlaha jihaadka ee socda, isagoo ansixinta diinta Islaamka ku tilmaamay mid lagu raaligelinayo dalalka reer Galbeedka, ayna iyagu abaabuleen.
  • Banaanbax looga soo horjeeda joogitaanka ciidamada dalka Itoobiya ayaa barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka tirsan Koonfurta magaalada Muqdisho, kaasoo ay soo abaabuleen dadweyne u badnaa Haween iyo Caruur careysan.