Qeexid

"Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato. buldi1 m.l (-iyo, m.dh) Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bulbul oo kali ah:
  • Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul, ayaa sheegay in shirkaasi laba qodob oo muhiim ah lagu lafo-guray, kuwaas oo ay si buuxda isula qaateen dadka ka qaybgalay oo uu ku sifeeyey muraayadda beelaha Habaryoonis.
  • Haddaba, qaybta kale ee ururradan oo isugu jira qaar xiirtay iyo kuwo bulbul leh waxay kala yihiin: Ucid-xiiqsane, Sahan-geeda-waayey, Ummad-oday-keliya, Hormood-habla-badane, Birsol-biiqay iyo Ilays-yare.