Qeexid
Wax bul loo yeelay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax bul loo yeelay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg bulaysan. ld bulaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Mayrax feeran oo haamaha bul lagu catireeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la beeleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bulee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax gal ku jira ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld bulaysnaan. bulbul1 m.l B. ku ah: cilmi aqoon aad u sarreysa loo yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Neef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la meeleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax boog leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la xooleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: (-snaa, snayd) Qof shaqo haya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la halleeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]