Qeexid

"(-aamay, -aantay; -aami) Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bulaan oo kali ah:
  • Sagaal iyo labaatan jirkii timuhu ku baxeen bulaankii ciidanka kama uu qayb gelin ee aamus buu teendhadii ku jirsanayey, wuxuuna mar danbe kor daadkii uga qaaday faalgurayga kursigiisii si aysan birta biyuhu u gaarin.
  • Waxeyna kula taliyeen Ninkii unuu geedka Ugaaska cusub loogu caana shubahayo inuu khudbad dheer ka jeediyo, Iyagguna eey meel aan aad uga fogeyn isku abaabulaan.