Qeexid

"Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo."

Qeexid Xigta

Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bul oo kali ah:
  • .In sida ugu dhaqsiyaha badan loo abaabulo ciidamo isku dhafan si wanaagsanna loo carbiyo si ay ugu filnaadan ammaanka dhulkeena iyo shacabkeenaba taas oo horseedi karto in ciidamada shisheyie wadankeena ka baxaan.
  • Xeefow ayaa saxaafada hadal kooban siiyay kadib markii la doortay, wuxuuna sheegay inay xiriir wanaagsan la sameysan doonaan DF, ayna sii wadayaan gulufka ay kaga horjeedaan Al-shabaab iyo Xisbul Islam oo ku tilmaamay kuwo diinta marin habaabinaya.