Qeexid

"ld buko."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bukoo oo kali ah:
  • Markaas midnimaddii Soomaaliya waxay ku bukootay gacmihii Aadan Cadde, Siyaad Barrena wuxuu markhaati ka ahaa sidii silica ahayd ee ay u nafbaxday, Cali Mahdina wuxuu abaabuli kari waayey aas wanaagsan oo loo sameeyo.
  • Ilaahay u mahadnaq oo ogaw in qayrkaana sidan oo kale u bukoodaan, laakiin aragtidaadu yay ku ekaan xanuunkan aad dareemayso ee hurdo, cunto, jiif iyo joog intaba kuu diiday.