Qeexid

"Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga buko oo kali ah:
  • Dad badan ayaa u bartey iney dhakhtarka u tagaan marka ey bukoodaan oo keliya, markaas imaanshaha marka la leeyahey kaantarool waxey noqon kartaa waxaan loo baran.
  • Xalaashiyo buunigeeda haddaad u buseeli weydo bogsiinta ka raadi maaha wixii lagu sii bukoodo.