Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bukaan oo kali ah:
  • Sidoo kale, Maamulka G/Banaadir ayaa deeqo lacageed gaarsiiyay haweenka ku jira Isbitaalka Madiina, waxaana lacagtaas ay si siman ugu qaybiyeen dhamaan bukaanada.
  • Waxaa sidoo kale xarumaha caafimaad ee MSF ee Dhadhaab ku jira 138 bukaan oo dad waaweeyn ah oo quudin iyo nafqeyn ay u socoto.