Qeexid

"(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bud-dhig oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Bnaaadir isla markaana ah duqa Muqdisho ayaa tilmaamey in Bakraha ku sugan yihiin kooxo xirrir la leh waxaa uu ku sheegey ururka Al-Qacida sidoo kale xusey in degaanaan la'aanta Muqdisho bud-dhige u yihiin ganacsatada.
  • Kitaabkaasi oo markii dambe bud-dhig u noqday xeerarkii xuquuqda bulshada ee la dejiyay markii uu kacaanku dhashay.