Qeexid

"Cayaar u eg shaxda oo ay ciyaaraan laba qof ama ka badan; yib; shantarad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bub oo kali ah:
  • Nin u dhashay dalka Jarmalka oo lagu afduubey Bosaso Waxaa caawa 20 Sep 08 lagu afduubtay magaalaada Boosaaso nin u dhashay dalka Jarmalka, kaasooo la sheegay inuu yahay Muslim magaciisana la yiraahdo Abubakar.
  • Cadde Muuse Xirsi uu ka soo baqoolay wadanka Kanada oo uu qaxooti ku haa si uu Puntland uga badbaadiyo buburka uu u horseeday keligii taliye C/laahi Yuusuf Axmed.