Qeexid

"bu'1 m.dh (bu'o, m.l) 1. Isha nafleyda inteeda madow. 2. Afarta caloolood ee raamsatada middeed. 3. Cudur beeryarada barariya oo kaneecada laga qaado. 4. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar aad u badan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bu oo kali ah:
  • Dagaalka ayaa qarxay markii Maleeshiyada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen deegan waqooyiga kaga beegan degmada Buuloxaawo; oo ay soo dageen xalay ciidamada maanta la wareegay degmadaas.
  • Iyadoo aanu dakhligoodu buurnayn, taasoo culays iyo damqashoba ku haysay bulshadda.