Qeexid

"(-ooyin, m.l) Lugta inteeda u dhexeysa lowga iyo sinta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bowdo oo kali ah:
  • Luguhu waxay ka kooban yihiin dhowr xubnood oo kala ah: cag, faro, taf, bowdo, qoob, mijin iyo xubno kale.
  • Ra’iisal-wasaaraha Ingiriiska, Tony Blair oo arrintan ka hadlayay ayaa sheegay in haddii ay dhabowdo halista ay leeyihiin gantaalaha Ciraaq ay taasi xad-gudub ku tahay heshiisyada caalamiga ah.