Qeexid

"(-dad, m.l) Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bowd oo kali ah:
  • Xafladdii waxay ku soo gabagabowday Suuban yareey iyo Suldaan Guullane oo si hoos ka tuur ah isku haruufay!
  • Mark Bowden oo isaguna wariyeyaasha la hadlay shirka kadib ayaa sheeagy in socdaalkooda uu qiime weyn u lahaa, taasoo ah inay xukuumada kula kulaan Muqdisho, ayna kawada hadlaan u gargaarida shacabka Soomaaliyeed.