Qeexid

"(-nno, m.dh) (kiim.) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu'eedyo laga helo dhammaan bu'leyda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga borotoon oo kali ah:
  • Hadaba tirada borotoono ee Kaarboontu waa isku mid, dhamaantood waa 6, laakiin waxay kala leeyihiin 6, 7, iyo 8 nuyuutroon.
  • Dhinaca kale, isotope waa atomyo ka tirsan hal curiye kuwaas oo leh tiro borotoono isku mid ah, laakiin tirada nuyuutroonadu kala duwan yihiin.