Qeexid

ld baqshad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqshad oo kali ah:
  • Boqshada Ra'isal wasaare Cali Maxamad Gedi ayaa ku soo begmeysa xilli uu gobolka uu ka maqan yahay M.DG Cade Muse oo xiriirka uu Geedi la leeyahay wanagsaneyn kadib markii uu is-hortaagey heshiisyo uu la soo galey shirkado.