Qeexid

"Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya."

Qeexid Xigta

Waddan boqor xukumo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqortooyo oo kali ah:
  • Qarnigii 13aad waxay Saylac xarun u noqotay Boqortooyo Islaama oo ay sameeyeen dadkii degay xeebta Saylac ee muslinka ahaa oo la magac-baxday ‘Ifat’.
  • Maansooyinkiisii, sheekooyinkii iyo dhammaan xubnaha suugaantiisu waxa ay ka marag kacayaan in uu si wacyi ku idil yahay ugu soo noolaaday boqortooyo, xilli gumeysi, xilli gobanimodoon iyo xilli ay dhulkii Soomaaliyeed qaybo ka xoroobeen.