Qeexid

"(-do, m.l) Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqorad oo kali ah:
  • Waxay jaraaidka qaarkood tilmaameen in xitaa Boqorada England Elizabet uusan Obama isu godin.
  • -somalidu waxay tidhaahdaa (magac bilaash mabaxo)oo aan uga jeedo magacan ayuuba watay markuu nooyimi ee ay soo gudbiyeen faraacinadii ganacsigu naga dhexeeyay oo ay xiligaa ka talinaysay EGYPT boqoradii NAFARTIITI oo dhowr jeer timi dhulalka somalida.