Qeexid

"Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay."

Qeexid Kale

B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.

Qeexid Xigta

Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqor oo kali ah:
  • “Xitaa Buushashkii ayaan dhexgalnay iyadoo aan aragnay xerooyin qaxooti oo aan ilaa iminka wax quud ah ama cunno la siinin”. ayuu yiri Mr Boqore.
  • Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa ku tilmaamay sababaha loo xiray Boqor Buur-madow inay tahay, isagoo waday falal ka dhan ah Ammaanka isla markaana arrimo ka soo horjeeday Qaranimada Somaliland ka waday dibada.