Qeexid

Socod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqoolid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqoole oo kali ah:
  • Waqaf oo ka hadley dagaalkii Dhahar wasiirki gashandhiga Soamliland Waqaf Wasiirkii gashandhiga maamulka la magac baxey Somaliland oo xilka laga qaadey ayaa soo gaarey magaalada Burco kadib markii uu ka soo boqooley Cerigaabo.
  • Infidel Fidel iyo wafdi ballaaran oo la socdaa ayaa waxay u soo boqooleen dhinaca Geeska Afrika iyo Koonfur Yemen, bishii March ee 1977.