Qeexid

(-qno, m.l) (c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqon oo kali ah:
  • Sidaa dardeed Asmaa' waxaa lagu naaneysi jirey laba boqonley.
  • Asmaa' bintu Abuubakar waxay iyaduna keentay jiscinkii waddada lagu mari lahaa hase yeeshee waxay soo illowday xadhiggii lagu rari lahaa alaabta markaasay boqonkeedii dhexda ugu xidhnaa laba u kala jeexday oo midna siisay midna la hadhay.