Qeexid

"Tiro ka kooban dhawr boqol."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqollaal oo kali ah:
  • Khasaaraha maadiga ah ee gaaray hoteelka iyo agagaarkiisa waxaa lagu qiyaasi karaa boqollaal kun oo dollar.
  • Waan wada ognahay in adeegyadii dadwaynaha oo ay kow ka tahay isgaadhsiintu madaxbannaan laga dhigay, waxana ku baxday boqollaal million oo dollar sidii mashaariicda telecommunication ka loo hir-galin lahaa.