Qeexid

.j Tirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqolaad oo kali ah:
  • Banaan bax ka dhacay Laas-caanood aas-caanood (Haatuf): Banaan bax ay ka qayb galeen boqolaad qof oo reer Laas-caanood ah ayaa shalay ka dhacay magaalada Laas-caanood, waxaana banaan baxaa soo abaabulay urur dhalin yaro ah oo lagu magacaabo KAAH.
  • Suarez waxaa uu dhaliyay goolkiisii boqolaad ee Ajax Isagoo ku biiray Ciyaaryahano badan oo AJax soo maray goolasha boqoleyda u dhaliyay kooxdaas, sida Johan Cruyff, Marco van Basten iyo Dennis Bergkamp.