Qeexid

"Tiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boqol oo kali ah:
  • "Boqolaalkan qof, waxaa laga soo qabqabtay xaafadaha Nairobi, waana kuwo aan haysan sharci rasmi ah oo ay dalkan ku joogaan" ayuu yiri sarkaal u hadlay booliiska Kenya oo lagu magacaabo Anthony Kibuchi.
  • . Boqolaal fayl oo badankoodu faasid yihiin ayaa iska buuxisa maskaxdiisa.