Qeexid
Hadal badan oo aan duluc lahayn.
Qeexid Xigta
ld booyaamid.
Hadal badan oo aan duluc lahayn.
ld booyaamid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay, -aami
Qeexid: Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Baabuur fuusto weyn xambaarsan oo biyaha, baasiinka, naaftada iwm lagu qaado.
Qeexid Xigta: Haan weynoo laba lugood oo kuwa baabuurta ah leh oo biyaha lagu kaydsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld booyaan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bus; habaas.
Qeexid Xigta: Meesha buska leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) God hoos u dheer oo af dhuuban leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Nafley qaylin.
Qeexid Xigta: Nafley daalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaylo; buuq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nasiino iyo joogsad la'aan.
Qeexid Xigta: Xasillooni la'aan; wareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ceel biyo badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -yay, -yday
Qeexid: ld ooy.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg booran. ld boornaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: B. ah: muuqaal si wanaagsan u muuqda ama u qeexan.
Qeexid Xigta: War qeexan oo aan macnihiisa shaki ku jirin; qaraar; baaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ooyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Raadka uu ku reebo hoore siiba biyo ama caano iwm shey uu saameeyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la booray ahaansho (sac).
Qeexid Xigta: Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax socod ku jira ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg boogaysan. ld boogaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg looyaansan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]