Qeexid

"ld abboowe."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boowe oo kali ah:
  • Boowe sidee baa loo fasiraa kuwa yiri Addis ayaannu ku soo tukan ciidda, ayna na tuseen awoodooda inay noqotay in Muqdishi uu General Gebra qabsado isla ciidaasi?
  • Horta ma og-tahay Aboowe, in aanan marna ku arkin adiga oo gashan dharkii Dugsiga,wata buugaagtaadii, una sii socda xaggii Iskoolka.