Qeexid

"Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booto oo kali ah:
  • Abaal-marino loogu talogay koobka lagu xusayo Cumar Booto-booto Koob loogu talo galay in lagu xuso marxuum Cumar Booto booto oo dhawaan geeriyooday ayaa la filayaa inuu dhawaan ka bilaabmo garoonka Dugsiga Gacmo dheere ee Hargeysa.
  • Barigye wuxuu sheegay inay yihiin ciidamo nabad ilaalin ah, islamarkaana howlahooda ay qayb ka tahay inay difaacaan hay'adaha Dowladda, isagoo sheegay in hadalkii kasoo yeeray Xarrakatul Shabaab uu yahay wax uu ku tilmaamay mid booto ah.