Qeexid

"Arday hal fasal ama ka badan gudbin."

Qeexid Xigta

Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booti oo kali ah:
  • Gaas ayaa Marxabo iyo Wanaag looga sabootiyey magaalada Muqdusho, waxaana uu Soomaaliya kaga tegay Taariikh kii Jeclaa & kii Nebcaaba Soomaaliya u furtay Guul yididiilo hor leh.
  • Asmaa waxay tidhi, wiilkaygiyoow iska siib, sidaas ayaa geesinimadaada ugu wanaagsan, xagga bootintana ku xoog badan, dhinaca socodkana ku fudud, sidaa darteed waxaad booskeeda gashataa saraawiil dhaadheer, si markii lagu dilo ayna cawradaada u feedmin.