Qeexid
Bus; habaas.
Qeexid Xigta
Meesha buska leh.
Bus; habaas.
Meesha buska leh.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld bootoole.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) ld boodhar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bootayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay, -aami
Qeexid: Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hadal badan oo aan duluc lahayn.
Qeexid Xigta: ld booyaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bootee. ld bootays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) God hoos u dheer oo af dhuuban leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg booran. ld boornaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arday hal fasal ama ka badan gudbin.
Qeexid Xigta: Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg booti. ld booddo1 (1), boodsiin, boodsiis, bootis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Ciid khafiif ah hawo ku baahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bootin (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: U b.: faan iyo hanjabaad been ah cid u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa,-nayd
Qeexid: Ciid khafiif ah hawo ku baahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la booray ahaansho (sac).
Qeexid Xigta: Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bukaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg boogaysan. ld boogaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Beer yar oo geed mirood ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]