Qeexid

"Harag laga bixiyey ari caato ah."

Qeexid Xigta

Midab aad u cad oo ay yeeshaan timaha, dhogorta iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boosh oo kali ah:
  • Warsaxaafadeedkaa oo ay baahisay saxaafadda Somaliland waxa uu tilmaan ka bixinayey ujeedada socdaalka weftiga Liibiya ee toddobaadkan booshada ku yimi Somaliland.
  • Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan, waxaana ku nool dad tiradooda ay dhantahay 800 oo milyuun waana tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo.