Qeexid

"(-ooyin, m.l) Shay caag ama saan ka samaysan oo gacanta lagu qaadan karo oo lacag, dhar, buugag iwm lagu rito."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boorso oo kali ah:
  • Weerarkan ayaa dhacay maalmo ka dib markii nin Neyjeeriya u dhashay magaalada Macerate lagu xiray, isagoo loo haysto dilka gabar 18 jir Talyaani ah, oo jirkeeda oo la googooyay laga dhex-helay laba boorso oo la dhigay meel u dhow magaalada Macerate.
  • Mas'uuliyiin ka mid ah Dowlada Kenya ayaa sheegay in mid ka mid ah dadka dhintay uu ahaa ruux watay boorso ay ku jireen walaxha qaraxay oo aan nuuca ay ahyeen, labada qof ee kalena ay ahaayeen shacab baska saarnaa.