Qeexid

"eeg boorri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boorrin oo kali ah:
  • “Beesha Caalamka waxaan ku boorrinaynaa inay cadaadis ku saarto Madaxda DFKMg ah gaar ahaan Baarlamaanka iyo Xukuumadda inay khilaafkooda xal ka gaaraan” ayuu yiri Maxamed Xaad.
  • "Waxaan ku boorrinaynaa Ra'iisul wasaraha cusub inuu howshiisa u guto si wanaagsan oo daacad ah, waxaana u rajeynaynaa in RABBI uu la garabgalo howsha culus ee u taalla ra'iisul wasaaraha cusub" ayuu yiri Suldaan C/naasir Jaamac Seed.