Qeexid

"Ku b.: cid hawl qabashadeda ku guubaabin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boorri oo kali ah:
  • Haddaba, si aan ugu boorrino dadweynaha Somaliyeed in ay qaybtooda ka qaataan ka miro dhalinta dadaallada socda, waxaan soo jeedinaynaa arrimahan hoos ku qoran.
  • Sidoo kale Dowladda Federaalka ayaa lagu boorriyay inay baarto dambiyada dagaal ee ka dhacay Somalia iyo cidda geysatay gabood-fallada ka dhanka ah xuquuqda Aadanaha ee dhacay.