Qeexid

"(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye bir-u eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booron oo kali ah:
  • In badan oo curiyeha guruubkan waxay qeyb ka yihiin sameeyska nolosha dunida ; Boorontu waxay ku jirtaa jidhka dadka iyo dhirta ooy muhiim u tahay.
  • In badan oo curiyeha guruubkan waxay qeyb ka yihiin sameeyska nolosha dunida ; Boorontu waxay ku jirtaa jidhka dadka iyo dhirta ooy muhiim u tahay.