Qeexid

"Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booqo oo kali ah:
  • Wax ku saabsan qaybah wikipedia soo booqo Hooyga Wikiga; wax ku saabsan qayabaha Maqaalada soo booqo Maqaallo.
  • Dhinaca kale waxaa magaalada Muqdisho dib ugu soo noqdey Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf kadib markii uu booqosho ku tagey wadanka Ethiopia iyo magaalada Baydhabo.